Sare ukac kuyimid Qiimaha dalaga Galeyda Suuqyada Jowhar.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalagyadii la beeray kadib fatahaadihii wabiga shabeelle ayaa hatan ka muuqanaya suuqyada waa weyn ee Magaalada Jowhar sida galeyda, digirta iyo noocyada kale ee lagu beero Gobolka shabeellaha dhexe.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo cali.