kallumeysatada Degmada Cadalle Oo Codsaday In La Caawiyo

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cadale waa degmo dhacda xeebaha badweynta Hindiya waxaana ay ka mid tahay Degmooyinka Gobolka Shabeellaha dhexe.

dadkeeduna inta badan waa kaluumeysato u jilaabasho taga Xeebaha waxaana ay nolosha qoyskooda ku maareeyaan waxyaabaha ay ka helaan kalluunka.
Waxaa SooJeedinaya:- Cusmaan Cabdalle Cusmaan.