Magaalada Muqdisho oo laga daahfuray mashruuc lagu hormarinayo Caafimaadka dalka.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee XFS ayaa munaasabad ka dhacday Safaaradda Boqortooyada Ingriiska ku daahfuray Mashruuca Better Lives oo socon doona mudo labo sano ah kaasoo laga fulin doono Galmudug, Juballand iyo Gobolka Banaadir.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.