Maalinta Shinnida Adduunka oo Maanta laga xusay dunida.
Jowhar - ( Radio Isnaay )- Waxaa maanta oo kale sanad walbo la xusaa adduunka Maalinta Caalamiga ah ee Shinnida oo ay u aqoondeysay...
Maalinta Caalamiga ah ee Iftiinka oo Maanta laga Xusayo dunida.
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Maalinta Caalamiga ah ee Iftiinka ayaa loo dabaaldegaa sanad walba 16-ka May si loogu dabaaldego ka qayb...
Maalinta Haweenka Adduunka oo Maanta laga xusayo Caalamka.
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Maalinta Haweenka Adduunka 8-da Maarso Mawduuca Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, 8-da Maarso 2023 waa, "DigitALL: Hal-abuurnimo...
Maalinta Caalamiga ah ee duurjoogta oo Maanta dunida laga Xusayo.
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa sannadkii 2013-kii meelmariyay in sannad kasta 3-da bisha Marso oo maanta...
Maalinta Caalamiga ah ee Takoorka oo maanta dunida laga xusay.
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Maalinta Takoorka Zero waa dhacdo caalami ah oo la xuso 1-da Maarso sanad walba si kor loogu...
Maalinta Caalamiga Ah Ee Afka Hooyo Oo Maanta dunida Laga Xusayo.
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo waxay aqoonsan tahay in luuqadaha badan ay ku hormarin karaan ka...
Maalinta Cadaaladda Bulshada oo Maanta dunida laga xusayo.
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Ururka Shaqaalaha Caalamiga ah wuxuu si aqlabiyad leh ku meel mariyey Baaqa ILO ee ku saabsan Caddaaladda...
Maalinta Raadiyaha Adduunka oo Maanta dunida laga xusay.
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Maalinta Raadiyaha Adduunka ee 2023, UNESCO waxay iftiimisay raadiyaha madaxa bannaan inuu yahay tiir hortaggan colaadaha iyo...
Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka iyo Gabdhaha Seyniska oo Maanta dunida laga xusayo.
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - 11-ka Febraayo waxaa adduunka oo dhan laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee haweenka iyo gabdhaha seyniska
Maalintan waxeey...
Maalinta Caalamiga ah ee luqadda Braille-ka oo Maanta dunida laga xusayo.
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa sannadkii 2019-kii meelmariyay in sannad kasta 4-ta bisha Janaayo oo maanta...