Dowladda Sudan oo dalkeeda ka cayrisay sargaal katirsan Qaramada Midoobay.
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Dowladda dalka Suudaan, ayaa ku dhawaaqday ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan dalkaas, Volker Perthes, inay kala noqotay...
Kulan ku Saabsanaa wadatashiga Bulshada Rayidka iyo Hey’adaha Hirshabeelle oo lagu soo gaba-gabeeyay Jowhar.
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Kulan looga hadlayay dib u egeesta qorshaha iyo hananka dhab u heshisiinta Qaran ayaa Waxa lagu soo...
Warka Subaxnimo Ee Isnaay Radio
Jowhar (Idaacadda Isnaay) Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Isnaay, waxaa inoo soo Jeedinaya:-Cabdicasiis Xasan.
Madaxweynaha Uganda oo uu ku dhacay Covid 19.
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in uu ku dhacay Covid-19 ka dib markii mid ka mid...
Hirshabeelle iyo Qaramada Midoobay oo kawada hadlay Dar-dar gilinta Howlaha Gurmadka Aadanaha.
Jowhar- ( Radio Isnaay ) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Hirshabeelle ku qaabilay Ergayga cusub ee Xoghaya Guud...
Warka Habeennimo Ee Isnaay Radio
Jowhar (Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeennimo ee Idaacadda Isnaay, waxaana inoo soo jeedinaya:–Cusmaan Cabdalla Cusmaan.
Hay’adda Mareynta masiibooyinka Qaranka oo Baladweyne uga dhawaaqday qorshe looga Hortagayo fatahaada.
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Guddoomiyaha hay’adda mareynta masiibooyinka qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle oo ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan...
Kulan looga hadlayay dib u Eegista qorshaha iyo hananka dhab uheshisiinta Qaran oo lagu...
Jowhar- (Radio Isnaay ) - Kulankan wadatashiga ah ee udhaxeeya hey'adaha dowladda iyo Bulshada Rayidka ah kaas oo ku saabsan dib u Eegista qorshaha...
Magaalo laga mamnuucay guud ahaan hilibka xoolaha.
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Waqooyiga Ghana ayaa soo rogay mamnuucida hilibka sababo la xiriira cabsida kudka .
iibinta iyo cunista hilibka ayaa...
Warka Subaxnimo Ee Isnaay Radio
Jowhar (Idaacadda Isnaay) Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Isnaay, waxaa inoo soo Jeedinaya:-Maxamed Abuukar.