Madaxweynaha Soomaaliya Oo Soo bandhigay Qorshaha Horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha.

0
61

Jowhar – (  Radio Isnaay ) – Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Afrika iyo Bangiga Adduunka ayaa soo bandhigay qorshaha dowladda Soomaaliya ee ku saabsan maalgashiga iyo in mashaariicda la maalgeliyo loo weeciyo dhanka kaabeyaasha dhaqaalaha iyo waxsoosaarka.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.