Madaxweyne Guudlaawe Iyo FAO Oo ka wada hadlay Horumarinta deegaannada Hirshabeelle.

0
67

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kulan la qaatay wakiillo ka socday Hay’adda Cuntada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramada Midoobe ee (FAO).

Waxana shirkaas goobjoog ahaa Wasiirka Wasaarada Beeraha ee Dowladda Federalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir iyo Wasiirka Wasaarrada Beeraha Hirshabeelle Maxamed Faarax Cali

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Ahmed Hilowle.