Hay’adda SoDMA Oo gargaar kala duwan uqeybisay qoysas ku nool Buurhakaba.

0
65

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa 1,000 qoys waxa ay gargaar ka kooban qeybaha kala duwan ee raashinka ugu qeybisay degmada Buurhakaba.

waxaa soo jeedinaya : – cabdicasisi Xasan.