Bulshada & Ganacsada Jowhar Oo Ka Hadlay Sidii looga Shaqeyn lahaa Nadaafadda.

0
67

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada iyo ganacsatada ku Nool magaalada jowhar ee caasimada hirshabeelle ayaa ka hadlay doorka ay ka qaadan karaan bilic so celinta magaalada jowhar xili lagu gudo jira xili roobeedka gu’ga.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.