Maamulka Degmada Hodan Oo Ku Baaqay Olole Nadaafaded.

0
66

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho oo kulan la yeeshay laamaha amniga, masuulyiinta degmada hodan, gudoomiye ku xigeennada xaafadaha iyo gudoomiyaasha xaafadaha degmada Hodan ayaa ka warbixiayay xaaladaha kala duwan ee amniga iyo nadaafadda degmada Hodan.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.