Jubbaland Iyo UNSOM Oo ka wada hadlay Xoojinta Xuquuqul Insaanka.

0
48

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Agaasimaha guud ee wasaaradda caddaaladda iyo arimaha Dastuurka maamulka Jubbaland Mudane Cabdulaahi Cabdukaadir Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socday hay’adda UNSOM gaar ahaan xafiiska xaquuqal insaanka iyo horumarinta adeegyada caddaaladda.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.