Ganacsatada Degmada Jowhar oo Maamulka ugu baaqay dhismaha Wadada Xiriirisa Jowhar Iyo Balcad.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanad Walba Xiliyada Roobka Waxaa Adkaata isticmaalka wadooyinka soogala degmada jowhar haba u darnaadan Gawaarida waaweyn ee Baaqarada iyo company.yada u keena Adeegyada kaladuwan ee laga isticmalo.degmada jowhar ee xarunta gobolka shabeellaha dhexe.

Waxaa SooJeedinaya :- Maxamed Nuur Xuseen.