Maamulka Degmada Jowhar oo Wadda dadaalo lagu xirayo buq ka baxday Tuulada Maandheere.

0
27

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shacabka tuulada Maandheere oo kaashanaya Maamulka Gobolka Sh.dhexe iyo Kan Degmada Jowhar ayaa wado dadaalo lagu xerayo Buqda Maandheere.

Qaar ka mid ah shacabka tuulada maandheere ayaa ka warbixiyy buqda ka baxday tuladaasi iyo halka ay mareyso howlaha ay ka hayan xerista buqdas iyagoo maamulka hirshabelle ugu baqay in ay gurmad u fidiyaan shacabka reer mandhere.

Waxaa Soo Jeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim.