Dhismaha Waddada Sodonka Baydhabo Oo Maraya heer gabo gabo ah.

0
24

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda koonfur galbeed ayaa waxay waddaa dadaalo ku aadan sidii degmada Baydhabo ay u yeelan laheyd wadooyin iyo buuntada isticmaala gaadiidka iyo bulushada taasi oo muhiim u ah in ay helaan wadooyin u gaar ah iyo bilicda degaanka .

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.