Dhismaha wadada Afgooye iyo Lambar Konton oo labilaabayo.

0
27

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulada Degmada afgooye iyo deegaanka lambar konton ayaa ka wada hadlay sidi dib u dayactir loogu sameyn lahaa dhismaha waddada xiriirisa labadaas deegaan oo dhibaatooyin kala duwan ay ku qabaan bulshada ku safarta halkaasi.

waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.