Darawalada Mooto Bajaajyada Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Burburka Waddooyinka Magaalada.

0
175

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa shaqo abuur ka Sameysta shaqooyin badan kuwaasi oo ay ka maareeyaan noloshooda iyo Mida Qoyskooda.

Dhalinyaradan oo Qaar kood ku Shaqeysta Wadista Mooto Bajaajta ayaa Sheegay in ay Xilligani Dhibaato kala Kulmaan Burburka Waddooyinka Magaalada Jowhar sida uu Radio Isnaay U Xaqiijiyay Maxamed Xasan oo Darawal Mooto Bajaaj ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.