Beeraleyda Tuulada Koongo oo ka Faa’ideystay Deeq Ka Kooban Abuur iyo Lacago Caddaan ah.

0
262

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah Beeraleyda Tuulada Koongo ee Dulleedka Degmada Jowhar ayaa ka Faa’ideystay Deeq Abuur iyo Lacago Caddaan ah oo ay Gaarsiisay Hey’adda Zamzam Taas oo inta Badan Taageerta Beeraleyda Danyarta ah Sida ay Radio Isnaay U Sheegtay Shukri Nuur Cabdirisaaq.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.