Munaasabad uu xilka kula wareegayay wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay.

0
56

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Saalax Jaamac, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh iyo Wasiirkii hore ee Wasaaradda Mudane Axmed Macallin Fiqi.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo cali.