Xuska maalinta Umulisooyinka Adduunka oo Muqidsho Lagu Qabtay

0
26

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kusimaha wasiirka ahna wasiiru dowlaha wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS Mawro Maryama Maxamed Xuseen ayaa maanta khaddka telefoonka uga qeyb gashay xuska 5-ta May ee maalinta umulisooyinka aduunka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim