Guddoomiyaha Hey’adda Sodma oo kulan la qaatay ku simaha Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya.

0
31

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA,  Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta Safaaradda Chine ee Muqdisho waxa uu kula kulmay ku simaha Xilka Safiirka Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya Mr. Chen Wendi.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.

.