Qiimaha Mooska Ee Lagu Iibiyo Suuqyada Jowhar oo Sare u kacay

0
34

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mooska Waxa uu kamid yahy dalagyada saaidka loogu jecelyahy meel walba ay bulshadu kus ugan tahy ay isticmalaan Kaasi oo Kabaxa Dhulbeereed walba oo kuyaala qaar ka mid ah gobolada dalka , Ganacsatada iibisa mooska ee jowhar waxaa ay sheegen in haatan laga keeno Afgooye iyo tuuloyinka badan Kaasi oo si dhibaato badan kusoo gaara Suuqyada Magaalada jowhar .

Waxaa SooJeedinaya:- Maxamed Nuur Xuseen