Dhaqaatiirta Magalada Jowhar oo ka Digay halista Xanuunka Daafka.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qubarada caafimadka ayaa kula talinaysa dadweynaha inay muujiyaan feejignaan, ayna ku dadaalaan nadaafada gacmahooda, maadaama dhaqitaanka gacmaha ay dilayso jeermiska. Qoysaska ayaa iyagana lagu dhiirigaliyay in aysan la isticmaalin shukumaanada dadka kale ee qoyska ee looga shakiyay Cudurka.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim