Wafdi ka socda dowladda Sweden iyo UNDP oo booqday xarunta hay’adda SoDMa

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdi iskugu jira dowladda Sweden, hay’adda horumarinta caalamka ee Sweden (SIDA) iyo madax ka socotay UNDP ayaa maanta waxa ay booqasho ku kala tageen xarumaha kala duwan ee Hay’adda SoDMA, waxaana ku soo kala dhaweeyey Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Md. Maxamuud Macallim Cabdulle iyo ku xigeenkiisa Dr Axmed Cabdi Aadan.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan.