Sadiq Khan oo si rasmi ah ugu guuleystay tartanka duqa magaalada London

0
29

Hadda ayeye soo dhaceen natiijooyin isdaba joog ah taas oo muujineysa in guusha Sadiq Khan ee Duqa magaalada Lonon ay tahay mid rasmi ah.

Khabiirka doorashada ee BBC-da John Curtice ayaa ku guleystay in Sadiq Khan oo ka tirsan xisbiga Labour-ka.