Maamulka Degmada Jowhar oo ku Baaqay In Loo Gurmado Dadka Ay Saameysay Fatahaada.

0
43

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sii kordhaya saameeynta uu geysanayo fatahaada wabiga, iyadoo ay jiraan tuulooyin badan oo laga barakacay sido kale waxaa ay sameeyn xoogan ku yesheen dhamaan dalagyadii la tacbay.

Cabdiweli AXmed ayaa soo jeedinaya .