Wasiirka Arrimaha Gudaha ee XFS oo kormeeray xarunta guddiga Doorashooyinka Qaranka

0
31

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Yuusuf Xoosh oo uu wehliyo wasiir ku xigeenka wasaaradda mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir ayaa kormeeray xarunta Guddigga Doorashooyinka Qaranka ayaa warbixin la xiriirta howlaha socda iyo qorsheyaasha ka dhageystay howlwadeennada guddiga.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo CALI.