Radio Isnaay oo Maanta udabaal dageysa Sanad-guurada 2aad oo ku beegan markii la aas’aasay.

0
289

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Idaacadda isnaay ayaa Udabaal dageysa sanagurada 2aad kadib markii la aas’aasay 15kii may 2020-kii iyado noqotay Warbaahintii ugu horeysay ee ka shaqeeysay Arrimaha Bulshada iyo Bini’aadanimada ee deegaanada Gobolka Shabeellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.