Hay’adaha ka Howgala Jowhar oo Laga Codsaday In Ay Caawiyaan Barakacayaasha.

0
79

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku nool kaamamka ku yaala magaalada jowhar ee xarunta gobolka shabeellahabdhexe ayaa soo wajahday xaalado kala duwan kuwaasi oo saameyn lixaad Leh ku yeelatay roobabka gu’ga ee ka da’ay magaalada jowhar.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.