Madaxweyne Cali Guudlaawe oo ka Hadlay Fatahaadaha ka jira deegaannada Hirshabeelle.

0
81

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxa uu booqasho ku tageen Xarunta Dhexe ee Hay’adda SoDMA, waxana xaruntaan ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Maxamuud Macallim Cabdulle.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.