Madaxweynaha Koofur Galbeed oo bogaadiyey hawlaha hay’adda SoDMA

0
67

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiiboyinka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’addda SoDMA, ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed oo maalmihii la soo dhaafay Muqdisho u joogay howlo Qaran iyo kuwo heer maamul.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.