Ceel biyood laga hirgeliyay deegaan Hoostaga gobolka Mudug.

0
80

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaanka Lagu-raqsay ee Gobalka Mudug oo ah Maagaalo diimeed qadiimi in ka badan 50 sanana ahayd meel lagu faafiyo culuumta kala duwan ee diinta islaamka islamarkaana ah Maagaalo aan helin inta badan adeegyada aasaasiga u ah nolosha aadanaha ayaa markii ugu horesay laga hirgeliyay ceel biyood riig ah kaas oo ah mid biyahiisa ay si lacag la’aan ah uga faa’iideysanayaan bulshada halkaasi ku nool.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.