Kulan ku saabsan qorshe howleedka bulshada oo lagu qabtay Mahadaay.

0
77

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda arimaha gudaha Hirshabeelle ayaa degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe ku qabatay Kulan ku saabsan qorshe howleedka bulshada degmada.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.