Barakacayaal ku nool Jowhar oo codsaday Gargaar Bini’aadannimo.

0
118

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad 300 oo qoys kuwaas oo ka soo barakacay abaaro iyo Colaado Saameeyay Deegaanadooda ayaa ku Nool Kaamkaan Cigale ee ku yaala Xaafadda Hanti wadaag ee Magaalada Jowhar.

dadka ku nool kaamkaan ayaa wajahaya Xaalado adag oo dhinaca Nolosha ah waxaana ay dalbadeen in maamulka hirshabeelle kan gobolka iyo Degmada jowhar ay Gar gaar la gaaraan.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi Xuseen.