Aqoonyahanada beeraha Jowhar oo ka hadlay sida looga hortagi karo fatahaadaha.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wabiga shabeelle ayaa sanad walba ku fataha Tuulooyin iyo deegano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ayna dhibaatooyin kala duwan ugeystan wax soo saarka beeraha iyo in ay barakacaan qoysas dan yar ah.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.