Wasaaradda Musiibooyinka Hirshabeelle oo ka digay fatahaado hor leh.

0
50

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Gargarka iyo Maareynta Musiibooyinka Hirshabelle ayaa direyso digniin iyo taxadar ku aadan xaalada roobabka xooga leh oo lagu qiyaasay in kabadan 200mm kuwaas oo sameyn kara daadadka roobka ka dhasha iyo Fatahaada wabiga shabelle oo aad u sareeya suurta-galnimada in ay ka dhacaan, kuwaas oo aadka u saameeyndoona qaar ka mid ah degmooyinka Hirshabelle; Jowhar,Baledweyn, Bulaburde, Jalalaqsi iyo Mahadaay.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.