Madaxweynaha Hirshabeelle & Safiirka dowladda Ingiriiska Oo ka wadda hadlay Horumarinta Deegaannada Maamulkaani.

0
39

  Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiyo Soomaaliya Danjire Mike Nithavrianakis oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah.

Inta uu kulanka socday Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa iska wareystay arrimaha amniga, xasilinta, barnaamijyada horumarinta dhaqaallaha & dowlad-dhiska .

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.