Fatahaada Wabigga Shabeelle Oo Saameyn ku Yeelatay Dadka Degan Tuulada Kulmis weyne.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sii kordheysa qeylo dhaanta ka soo yeereysa dadka degan tuulooyinka hoosyimaad Jowhar & Mahadaay kuwaasi oo ay saameeyn lixaad ay ku yeelatay fahaadaha wabigga shabeelle iyo daadadka biyaha roobka gu’ga

Fatahaadha ayaa cagta Mariya dhamaan dalagyadii u beernaa beeraleyda sido kale waxa ay saameeyeen hoygii ay deganaayeen taasi oo sababtay in ay ka barakacaan inta badan guryihii ay deganaayeen.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.