Maamulka Dhuusamareeb oo Amar ka Soo Saaray Jarista Dhirta.

0
29
JOwhar – ( Radio Isnaay 0 – Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug oo kaashanaya Boliiska iyo bulshada deegaanka ayaa amar Culus ka soo Saaray Jarista Dhirta taas oo inta badan Saameyn mugleh ku yeelata is badalka Cimilada Deegaanka.

gudoomiye ku xigeenka magaalada Dhuusamareeb Cabdisamad Salaad Aadan iyo Taliyaha Saldhiga Boliiska Dhuusamareeb Nuur Cilmi Maxamed oo kulan la Qaatay bulshada deegaanka Faragooy ee dhanka bari ka Xiga Magaalada Dhuusamareeb ayaa Warbixin ka dhageystay Waxgaradka deegaanka.

waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.