Maamulka Degmada CaabudWaaq oo Dalbaday In la Baneeyo Goobaha Danta guud.

0
34

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Xilli Dowladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada Dalka oo ay Wadaan Dadaalo ku Saabsan Sidii Dib u Dhis loogu Sameyn lahaa Goobaha Danta Guud ee Dowladda taas oo ay Deegaansadeen Dad Shacab ah ayaa bilaabay in la baneeyo Xarumahii Danta guud ee la Deegaansaday.
maamulka Degmada Caabudwaaq oo ka duulaayo go’aanadaasi ayaa bulshada degmadaasi ka codsaday in ay baneeyaan Xarumahii danta guud ee deegaanka si dib u dhis loogu Sameeyo islamarkaana bulshada loogu adeego.

waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.