Culimada Jowhar oo Bulshada ugu baaqay in laga qeyb qaato Dhismaha Masjidka Al-Nuur.

0
100

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masaajidka Al-nuur ee Xaafadda ee  Magaalada Jowhar oo dhismahiisa socday in ka badan toban bilood ayaa la soo gaba gabeeyay heerka koowaad iyado dhismaha masjidka uu yahay labo biyaano.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.