Maamulka Gobolka Sh/dhexe oo booqday Tuulada Raqayle oo webiga uu ka fatahay.

0
74

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masuulyiin katirsan Maamulka Gobolka Shabellaha dhexe iyo kan degmada Jowhar ayaa kormeeray Tuulada Raqeyle oo ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.