Xiriirka Kubadda Cagta Hiiraan oo Qabanaya Tartanka Kubadda Cagta ee Kooxaha Baladweyne.

0
152

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta gobolka hiraan Cali Maxamed Cabdi ayaa sheegay in dhawaan baladweyne laga bilaabi doono ciyaaraha ay jecelyihiin dhalinyarada ee kubadda cagta si loo kordhiyo nabadda iyo isdhexgalka bulshada islamrkaana dhalinyarada loo iftiimiyo mustaqbal wanaagsan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.