Xaflad lagu dhiirigelinayay Arday dhameysatay Qur’aanka Kariimka oo lagu qabtay Balanbale.

0
25

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka iyo Macallimiinta Dugsiga Alqudus ee Degmada Balanballe ee gobolka galguduud ayaa  Munaasabad Dhiiragilin ah u qabtay Arday Dhameysatay Barashada Quraanka kariimka.

munaasabadda oo ay ka qeybgaleen Waalidiin Macalimiin Ardayda Dugsiga iyo Marti sharaf kale ayaa Abaalmarin lagu gudoonsiiyay Ardaydii dhameysatay Barashada iyo Xifdinta Quraanka kariimka.

waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.