Tababar ku saabsan habka loo tabiyo wararka caruurta oo lagu qabtay Muqdisho.

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Warfaafinta XFS ayaa  tababar ku saabsan Sida loo tabiyo wararka ku saabsan xaquuqda Caruurta ugu furay magaalada Muqdisho qaar ka mid ah wariyaasha ka howlgala Warbaahinada ku yaalo Caasimada dalka soomaaliya ee muqdisho.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.