Shir Wadatashi oo ku saabsan hannaanka Federaaleynta Asluubta Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu qabtay

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka xukuumadda JFS Mudane Axmed Cabdiraxmaan Xasan oo uu weheliyo xoghayaha joogtada Wasaradda Mudane Feysal Aadan Xasan ayaa daahfuray Shir Wadatashi ah oo ku saabsan hannaanka Federaaleynta Asluubta Soomaaliyeed.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.