Safiirka Soomaaliya Ee Turkiga Oo Booqday Xabsiyada ay ku jiraan muwaadiniin Soomaaliyeed.

0
45

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Safiirka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Fatxudiin Cali Maxamed ayaa booqday mid ka mid ah xabsiyada ku yaala magaalada Ankara ee dalkaasi Turkiga oo ay ku xiran yihiin Muwaadiniin Soomaali ah.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.