Hooyooyinka Dhoobley oo ku Baaqay in Caruurta laga Ilaaliyo qataraha Korontada.

0
30

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Korontada oo aad muhiim u ah bani’aadankana aysan ka marmaamin isticmaalkeda ayaa geysata dhaibaatooyin badan oo iskugu jira Naf iyo maalba.

Magaalada Dhoobley oo mudooyinkii u dambeeyay samaysay hormar dhan waliba ah ayaa waxaa kamida hormarada Magaaladu samaysay dhinaca korontada.

waxaa soo jeedinaya : – Cbadicasiis Xsan.