Haweenka ka Shaqeeya Goobaha Caafimaadka oo ku soo Badanaya Dhoobleey.

0
75

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Haweenka Dhaqaatiirta ah ee ka hawl-gala xarumaha Caafimaadka ee Degmada Dhoobley ayaa ah kuwa doorkooda ka qata hormarinta arimaha caafimaadka si ay ugu adeegaan waxna ugu qabtaan bulshada aqoontii ay barteen.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.