Gabdhaha Wax bartay ee kunool Jowhar oo kubaaqay in lahelo Waxbarasho Lacag la,aan ah.

0
364

Gabdhaha Waxbartay ee kunool jowhar ayaa Sharaxaad kabixiyay Qaabka ay Waxbarashada kubilaabi Karaan Dadka dhaafay Heerkii Waxbarashada ee Jecel in ay Waxbartaan.

Naciimo Cabduqaadir iyo Maryama Maxamed oo wareeysi siiyay Idaacadda Isnaay ayaa Sheegay in Bulshada Soomaaliyeed ay ubaahantahay Waxbarasho Lacag la,aan ah Maadaama dadka badankooda ay waxbarashada kareebto Dhaqaale yari soo wajahdo Qoyskooda.

Wariyaheena Cabdiwali Axmed Hiloowle ayaa warbixintaan  inoo soo Jeedinaya.