FAO oo Abuur iyo Agabka Beeraha u Qeybisay Beeraleyda Tuulada Bannaaney.

0
225

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hey’ada Cunada iyo Beeraha u Qaabilsan Qaramada Midoobay ee FAO ayaa deeq isugu jirta Agabka Beeraha, Bacriminta iyo Miraha Abuurka waxa ay Gaarsiisay tuulooyinka bannaneey iyo kaluundi oo ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Xarunta gobollka shabeellaha dhexe Sida uu Radio Isnaay U Sheegay Yacquub Buulle Cali oo kamid ah Aqoonyahaanada Beeraha ee Tuulada Bannaaney.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.